U gudub nuxurka bogga
SABAAD

arday

Magac Lab
Naxwearday/ardo, m.dh
Xaraf ASubg AR5 xar
1

Qof tacliin nidaamsan oo sanado go'an iyo heerar kala duwan leh ku hawlan.

2

(dh.) Ilmo duqsi quraan dhigata.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dugsigaas oo ah mid uu dhismihiisu cusub yahay waxaa ardayda dhigataa ay gaadhayaan ilaa 360 arday oo gabdho iyo wiilalba leh.

”
β€œ

Dadka ku dhamaaday Qaraxan ayaa waxaa kujira Arday Fara badan kuwaa oo kusugnaa Wasaarada Waxbarashada iyaga oo sugayay Imtxaano ku aadan Deeqaha Waxbarasho ee Bixisay Wasaarada Waxbarashada.

”
β€œ

Culimaa'udiinka Ahlusuna waljamaaca oo Maanta Kitaabo Qur'aan ah Gudoonsiiyay Arday kala duwan Sheekh C/qaadir Sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

arday/ardo, m.dh

Xarafka

A Β· AR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
arday - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan