U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aqoon

Magac Dheddig
Naxweqaan.
Xaraf ASubg AQ5 xar1 Tusaale
1

Cilmi.

2

Garasho dheerad ah oo wax loo leeyahay. . aqoon farsamo m.dh

1

Ficil ama xaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaaday ama ansixiyey.

2

Hab aqooneed, ama xeelad wax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaan dhinaca cilmiga ama farsamada.

Tusaalooyin

“

Jaamac Xamar aqoon buu u leeyahay

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

: Dugsiga, waxbarashada iyo aqoon korodhsi 5: Shaqo, nolosha shaqada iyo suuqa shaqada 7: Qaabkadhismeedka dadka iyo xaaladda dabeecadda Taariikh: dagaalkii 2aad ee dunida Waxa Norwey heystey Jarmalka sannadihii 1940–1945.

”
“

. Fuqahada mad-habta Shaaficiyada iyo qaar ka mid ah Xanaabiladuna waxay ku tageen in loo baahan yahay in carabi lagu khudbeeyo, laakiin haddii dhegaystayaasha dhammaantood aysan carabiga aqoon waxaa bannaan in loogu khudbeeyo afka ay garanayaan.

”
“

Aad loogama aqoon meel ka baxsan aagga uu ku yaallo Dugsiga Sare ee Jubba ee Xaafadda Towfiiq, halkaas oo uu Juquraafi iyo Taariikh ka dhigi jiray sanadihii sagaashameeyadii iyo horraantii 2000.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

qaan.

Xarafka

A · AQ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aqoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan