U gudub nuxurka bogga
SABAAD

asqow

Fal Magu (1)
Naxwe-oobay, -ooday; -oobi
Xaraf ASubg AS5 xar
La Mid AhasqooFal Magu (3)
1

Wax harraad dareensan ahaansho.

2

Nafley dayow ku dhaca ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Shirkaas oo laysu adeegsanayo beelo kooxo ku darid iyo kaambayn ku asqow, ayaa lagu soo waramay in ay kaaf iyo kala dheeri marayo marka loo eego waxa laga doonayo iyo waxa laga doodayo, iyo wakhtiga laga rabo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-oobay, -ooday; -oobi

Xarafka

A · AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
asqow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD