U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dareensan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DSubg DA9 xar
1

Wax, wax dareemay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baadariga ugu weyn magaalada Monrovia, Michael Francis ayaa waxaa uu sheegay in uu dareensan yahay in heshiiskani uu meel mari doono, maxaa yeelay buu yidhi, waxaa taageersan beesha caalamka.

”
“

, oo si ballaadhan looga soo qaybgalaa waxay turjumid wanaagsan ka bixinaysaa sida guud ahaan reer Somaliland, gaar ahaana reer Hargeysa u dareensan yihiin maqaamka iyo muhiimada uu daryeelka degaanku u leeyahay nolosheena.

”
“

Sababta ninka loo dilay miyaa cadayn buuxda loo hayey, maya ayey iswaydiiyeen ama dareensan yihiin saaxiibaday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dareensan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan