U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaaf

Magac Lab
Naxwe-faf, m.l
Xaraf KSubg KA4 xar
1

Xarafka ka'.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaas darteed dawladda Somaliland waxay dhaqaalaha ugu badan ku bixisaa majlisyada siyaasada lagu lafo guro marka sow xaaladu maaha kaaf iyo kala dheeri.

”
“

'Kaaf iyo kala dheeri!' ayuu niyadda ka yidhi, 'dumarku cajiibsanaa!

”
“

Dhiilada aan guud ahaan ummaddaku baraarujinayaa waxa weeye sida ay u sii gurmayso iyo sida ay u baraad la`dahay waa kaaf iyo kala dheeri, arintu halka ay ka fadhidaa waa kaalinta hoggaaminta iyo shacabka oo aan meel laba ka soo gelin talada dalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-faf, m.l

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan