U gudub nuxurka bogga
SABAAD

awoowe

Magac Lab
Naxwe-wayaal, m.l/dh
Xaraf ASubg AW6 xar
1

Aabbaha aabbihiis ama hooyada aabbaheed.

2

u.j: awoowow!

3

u.j: wiilka aan awoowaha u ahayow!; gabadha aan awoowaha u ahayey!

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marna yaa arkay wiil yar oo wuxuu bi'iyaba awoowgii looga dacwoonayo oo la leeyahay dawladii waa ay ka baqday ee awoowe la hadal.

”
“

Sifooyinkaas ayaa qaarkood asal u ah dhismihii bulshada Mareykanka ay ku abuurantay kadib hijradii ay awoowe yaashooda ku yimaadeen qaaradda Mareykanka.

”
“

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Salaad Cabdulle Awoowe ayaan la ogeyn sababta keentay dilkiisa, iyadoo kooxaha dilkan geystay ay ahaayeen kuwo wajiyada soo duubtay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-wayaal, m.l/dh

Xarafka

A · AW

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
awoowe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan