U gudub nuxurka bogga
SABAAD

asal1

Magac Lab
Xaraf ASubg AS4 xar
1

Halka ay wax ka soo unkamaan; isir. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dawladda Kanada, ayaa iyadu diiday inay u gudbiso Maraykanka nin asal ahaan u dhashay Somaliya, oo haysta degganaansho dalka Kanada ah, iyada oo sheegtay in aan la soo hordhigin caddaymo ku filan in ninkaasi uu taageero argagixisada oo maalgeliyo.

”
“

Ereyga asal ahaan waxa uu ka soo jeedaa afka Carabiga.

”
“

Ereyga Soon waa erey asal ahaan carabi ah, macnahiisuna waa hadal ka af-xirasho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
asal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan