U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aydin

Magacuyaal Dhimman
Naxwelala hadlayaasha ama wax loo qorayaasha
Xaraf ASubg AY5 xar
1

.y Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halkani waa raadyow ma qalooc-she oo ay aydin ka dhegaysataan mawjadaha gaagaaban ee kaftan yaqaanka iyo hirarka dhaadheer ee ilaaqyahanka ah.

”
“

Halkani waa raadyow ma qaloocshe oo aydin ka dhegaysataan mawjadaha dhaadheer ee kaftan aqoonka ah iyo hirarka gaagaaban ee ilaaq yahanka.

”
“

Halkani waa Raadyow Ma Qaloocshe oo aydin ka dhegaysataan mawjadaha kaftan aqoonka iyo hirarka yaryar ee ilaaq dhuubka ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Isrogrog

lala hadlayaasha ama wax loo qorayaasha

Xarafka

A · AY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aydin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan