U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aa1

Qurub Diiradeed
Xaraf ASubg AA2 xar
La Mid AhbaaQurub Diiradeed
1

Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. "Haa, Cali baa yimid".

Tusaale
“

Ma Cali baa yimid?

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ninkaan jid qaldan oo ku soo leexday asiga oo baabuur watto,markaas aa baarka loo toosiyay asiga mid kale oo al qaacida ka tirsan.

”
“

Waddama fara badan aa faragalin tan somaliya ka xoog badan lagu haayaa,yamantaad sheegtay aa ka mid ah,walina uma kufin sida somaliya.

”
“

Waxaan xasuustay waagii dawladii hore ay waddanka ku wadday farbarashada ee meel walba lagaga dhawaaqayey: AA, EE, II, OO, UU.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Diiradeed (qr.dd)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan