U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaftan1

Magac Lab
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Hadal aan xumi lahayn oo qosol leh oo laba qof ama ka badani isdhaafsadaan. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kuwo barasho iyo cashar korodhsi leh iyo kuwo maad iyo kaftan badan.

”
“

Abdi Abdillahi Hassan, Holland Halkani waa raadyow ma qaloocshe oo aydin ka dhegaysataan mawjadaha kaftan maalka iyo hirarka gaagaaban ee ilaaq nuugga ah.

”
“

Halkani waa Raadyow Ma Qaloocshe oo aydin ka dhegaysataan Mawjadaha kaftan aqoonka iyo hirarka gaagaaban ee ilaaq dhuubka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaftan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan