2
Bukaansocod-eegto. bukaansocod-eegto m.dh Meesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo, laakiin aaney seexan. bukaan-wareysi m.l (daaw.) Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dyo, m.dh
Cilmiga
Daawada (daaw.)
Xarafka
B Β· BU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
