U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bukaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf BSubg BU6 xar
1

Qof bugta badan, jirroole.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Geedi ayaa ku eedeeyay Jeneraal-ka Naaji inuu gudan waayay xilkiisa isla markaana maalmihii ugu dambeeyay uu ahaa nin bukaan socod ah, isla markaana ay kala daadatay howshiisa.

”
“

Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray askar ka tirsan AMISOM, labadii nin ee waday baabuurta qaraxday iyo dad bukaan ahaa oo ku jiray Isbitaalka ciidamada AMISOM ay dadka rayidka ah ku daweeyaan.

”
“

Afhayeen u hadlay ciidamada AMISOM ayaa sheegay inay iska difaaceen kooxihii weerarka kusoo qaaday, isagoo sheegay in 3-bukaan oo Isbitaalkooda dawo u soo doontay ay ku dhaawacmeen madfac ku dhacay gudaha xarunta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bukaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan