U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cudur

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dhDaawada
Xaraf CSubg CU5 xar
1

Caafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, oo uu keeno jeermi iwm. cudur-aqoonsi m.l Aqoonsiga cudur oo uu takhtarku ku gaaro: wareysiga bukaanka, astaamaha cudurka iyo baaritaan sheybaar iyo raajo iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Biniaadanka cudur waxee dhahaan wax kasto oo xanuun ku ah, waxee noqon kartaa waxyaabo badan. xarafka cudur malahan wax u gooni ah. dhakhaatiirta badanaa waxee isticmaalaan xarfo kale, waxeena cudur u adeegsadaan waxyaabaha la aqoonin ama la fahamsaneen.

”
“

Hadaba Soomaalida oo muddo 15 sanno ah ku sugnayd xaalad dawlad la’aan iyo dagaallo sokeeyo oo ay weheliyaan cudur iyo gaajo soo noqnoqda ayaa muddadaas waxay ku noolaayeen rajo.

”
“

. Af waa kane, maxaa lagu aamaa 39. Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cudur).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Cilmiga

Daawada (daaw.)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cudur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan