U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoro

Fal Gudbe (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf QSubg QO4 xar
1

Hadal qoraal ka dhigasho.

2

Geed, dhagax, laf iwm qalab la isticmaalo ka samaysasho.

3

Ilkaha q.: qof ilko fiiqasho.

4

Qof shaqaale ka dhigasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa la diiddanaa Somaliland (officially) rasmi ahaan in lagu qoro (kursiga) balse niyadda waa laga xisaabsanaa,” ayuu yidhi Mudane Xasan Ismaaciil.

”
“

Ogow, Ilaah ma uu barin Nebi Maxamad(csws) sida wax loo qoro iyo sida meel wax looga aqriyo toonna.

”
“

“Waa laga yaabaa in waraaqo qurux badan laysu qoro, laakiin Wasaaraddana maalin kasta boqolaal baabuur baa dhex taagan, Cusbitaalkan oo muraayaddii Caafimaadka dalka ahna, waad arkaysaan oo ma jiro Wasiir soo galaa,” ayuu yidhi Dr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan