U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buuxin

Magac Fal
Xaraf BSubg BU6 xar
1

.dh buuxi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tabobaruhu wuxu intaa ku daray oo uu sheegay inaan kooxdiisu dhaliilo la’ayn, oo khaladaad badani ka muuqday ciyaarihii oo dhan, hase yeeshee, wuxuu intaa ku daray inay si deg-deg ah u buuxin doonaan meelaha gol-daloolooluhu ka muuqdo.

”
“

Afartaa shuruudood hadii aanay dorashado buuxin, waa hal bacaad lagu lisay.

”
“

Sidoo kale waxay Inter isla markiiba sheegtay inay la wareegtay weeraryahanka reer Argentine ee Hernan Crespo, wuxuuna Inter u buuxin doonaa kalinta uu xiddiga Brazil banneeyay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

2

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buuxin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan