Skip to main content
SABAAD

caashaqsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf CSubg CA10 xar
1

Qof, wax caashaq hayo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

Budh-tuurku, isagoo is-faaninaya wuxuu mar kale yidhi; “Aniga, waxay dadku igu caashaqsan yihiin waxa weeye, ma aqaano aga-gasnimada, cashuurta dadka bakhtiyi gaadhay laga soo urursho lagu qadh-qadhiidho.”

Weriye-Wasiir oo sheegay inuu caashaqsan yahay in warsheegyada la mideeyo.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caashaqsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag