U gudub nuxurka bogga
SABAAD

weeye

Qurub Diiradeed
Xaraf WSubg WE5 xar1 Tusaale
1

Qurub lagu muujiyo tiraab weereedka marka uusan fal ahayn. .

Tusaalooyin

β€œ

Ninkanu macallinka cusub ee dugsiga weeye

”

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

β€œHammiga ugu weyn ee maanta dugsigu higsanayaa waxa weeye in Nuuradiin yeesho jaamacad la mid ah kuwa ugu wanaagsan caalamka sida Harvard iyo Oxford oo dunidoo dhan laga aqoonsan yahay,” ayuu yidhi Mahad Ibraahim Maxamed.

”
β€œ

Annasaa'ah, waxaa weeye kuwii bilaha afarta ah ee xurmada leh, oo ah Sidataal, Arrafo.

”
β€œ

Dhalinyaradu waxa weeye kuwa Ansaara ah (Soomaalida) ee ma’aha (Muhaajiriinta) kuwa ajaanibta ah ee wadamadoodii laga soo tarxiilay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Diiradeed (qr.dd)

Xarafka

W Β· WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weeye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan