U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caawin1

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA6 xar
La Mid AhcaawiyidMagac Fal
1

.dh caawi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qoraalkaan wuxuu kaa caawin doonaa fahamka waxa ay dimoqaraadiyadda tahay.

”
“

Dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay qaraxyada ayaa waxaa ku jiray dad u dhashay dalka Mareykanka, iyadoo xukuumada Obama ay sheegtay inay ka caawin doonaan dowlada Uganda baaritaanada ay ku sameynayso qaraxyadan.

”
“

Waxaa jira habab badan oo waalidka asalka ah iyo waalidka-guurku ku caawin karaan carruurta si ay uga gudbaan xaalladaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caawin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan