U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caleen

Magac Dheddig
Naxwe-eemo, m.l
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Geedka qeybtiisa laamaha ka baxda ee u sameysa cuntada.

2

Caleenta geedka shaaha.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Keymaha isku dhexjirka caleemo balaadhan iyo caleen-qodax.

”
β€œ

Qaab-dhismeedka dhirta Keymahan oo ah geed caleen balaadhan ayaa waxay suurtogelisay in 28% Ogsajiinta hawadu ka timaado keymaha Rainforest.

”
β€œ

Caadada dumarka xogaa way dhibyaraanaysaa, hadii zanjabiil iyo shaah-caleen aad cabtid.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-eemo, m.l

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caleen - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan