U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ceel1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf CSubg CE4 xar
1

God la qoday oo hoos u dheer oo laga helo biyo iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cusbitaalka Hargeysa Ceel Uma Maqnee Ma cusbitaalka iyo guud ahaanba wax ka qabadka cafimaadku waa xaajooyinka ugu liita ee ka jira dalka.

”
“

Dagaalkii ugu khasaaraha badnaa oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel-baxay oo 80-km dhanka koonfureed kaga beegan degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud ayaa waxaan ku dhintay 6-qof oo dhinacyadii dagaalku u dhexeeyay ka tirsan.

”
“

. Guddoomiyaha Dagmad Ceel Dheer Xuseen Maxamed Cosoble.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

C · CE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ceel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan