U gudub nuxurka bogga
SABAAD

god1

Magac Lab
Naxwe-dad, m.l
Xaraf GSubg GO3 xar
1

Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey.

2

Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweyne Al Bashiir ayaa Dhibaatada Dalka Soomaaliya ka Jirta ku Tilmaamay in ay la mid tahay Tan ka Taagan gobolka Darfur ee Dalka Sudan, waxaana uu xaalada Dalka Soomaaliya ku tilmamay in ay ku sii socoto God holcaya sida uu hadalka u dhigay.

”
“

Meesha ey ku suureysaa waxey noqon kartaa god dhulka dhexdiisa ah ama qar.

”
“

Waxaan kaloo aragnay isagoo gacantiisiina qaybta horena la gooyay, kuna dhacay meel god ah isagoo suuxsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dad, m.l

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
god - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan