Tusaale Dheeraad ah3
“
Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, wxaana magaalda Boosaaso iyo Buurta Galgala oo 40-km dhinaca Koofureed kaga beegan magaalada Boosaaso laga maqlayay dhawaq rasasta dagaalka la isku adeegsanayay.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (1) (f.mg1)
Isrogrog
-gmay, -gantay; -gmi
Xarafka
B · BE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
