U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cirif

Magac Lab
Naxwe-fyo, m.dh
Xaraf CSubg CI5 xar
1

Geeska ugu dambeeya ee ay ku dhammato meel ama shay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barnaamijkii booqashadayada loogu tala galay waxaa ku jirey mid aannu ku tagnay degmo magaala madaxda Santiago cirif kaga taal.

”
“

Digaha waa xarriqo xoodan oo lagu cabiro xaglaha kuwaas oo ka bilaawda (0) wadartooduna waa 360 waxayna iska jeraan laba cirif ee dhulka.

”
“

Gunbur ama Baramiid waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu tahay saddexagal ama labajibbaarane, masaaxada dhinacyadiisuna yihiin dhowr saddexagal oo ku kulma cirif qur ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fyo, m.dh

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cirif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan