U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cod1

Magac Lab
Naxwe-dad, m.l
Xaraf CSubg CO3 xar
1

Dhawaaq afka ka soo baxa marka la hadlayo, ama la heesayo, ama la qaylinayo iwm.

2

Diidmo ama oggolaansho laga dhiibto doorasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- markuu dhamaado hawlgalka ku xusan qodobka hore, Gudoomiyaha goobta cod-bixiyaha siinaya warqadii cod-bixinta oo lagu dhuftay goobta oo laga reebay dabadii hadhaaga ahayd ee laga gooyay.

”
“

.Cod dhiibashada oo aan la is hortaagin (free).

”
“

. Goob kasta oo codbixinta laga dhiibanayaa waa inay lahaato laba qol oo yar yar oo loogu talagalay in lala galo calaamadaynta waraaqaha cod-bixinta loona habeeyo in qarsoodi codka lagu hubiyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dad, m.l

Xarafka

C · CO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cod - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan