U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhawaaq1

Magac Lab
Naxwemuus.
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; dh. muusiqada. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baxnaan waxaa habeenimadaa u baxay dhawaaq ciyaareed oo lagu xusayay maalinta gobonimada Somaliland, oo ay xilligaa ka soo wareegtay 15 sannadood.

”
“

Tusaale, bal ku dhawaaq: “Labanlaab, Raadraac” dhawaaq ahaan maxaa carrabkaaga ku dhegaya?

”
“

Waxaa si khalad ah afka Soomaaliga loogu adeegsadaa erayada kala ah, Dhawaaq, Alfabeet, Summad, iyo Lahjad.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

muus.

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhawaaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan