U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qol

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf QSubg QO3 xar
1

Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Gurigaygii magaalo qol ka mida ah ayaa laygu xidhay, dadna soo badey.

”
β€œ

Fadhiga Barlamankan ayaa ka dhigayey kii ugu horeeyey oo qol isugu yimaadaan hogamiyaha xisbiga mucaaradka ah Raila Odinga iyo Madaxweyne Mwai Kibaki tan iyo intii ay dhaceen doorashooyinkii 27 Dec 2007.

”
β€œ

Waxay ganacsi la gashay Eebbe, waa ayna ku faaidey ganacsigeedii, waxay ku gadatay magaceedii boqornimo, xoolaheedii iyo adeegayaasheedii qiimo qaali ah, oo ah qol ku yaala jannada iyo iney xaas rasuulka ugu noqoto ”aakhiro”.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

Q Β· QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan