U gudub nuxurka bogga
SABAAD

culaab

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CU6 xar
1

Culayska shey leeyahay; miisaan.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Qaar ka mid ah Saraakiisha baaritaanada ee dalka itoobiya ayaa tilmaamay in laga buux dhaafiyay culaab ka tan badan miisaankii loogu tala galay in ay qaado.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
culaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan