U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daa

Fal Gudbe (2)
Naxwedayay, deysay; deyn
Xaraf DSubg DA3 xar1 Tusaale
1

Wax xannibnaa faraha ka qaadid.

2

Hawl la hayay faraha ka qaadid.

3

Wax la caadaystay joojin. . da'aa m.l (c.cimi.) Sida cilmiga cimiladu uu sheegayo, waa biyaha qaabkoodu dareere ama adagyahay, oo dhulka uga yimaada xagga gibilka. da'aad m.dh

Tusaalooyin

“

Waxaa fiican inaad sigaarka dayso

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baadiyow iska daa riyada ruunta siyaasadu waa sidaad, Somalina meel kale uma socoto.

”
“

Daa'uud ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Culumaa'udiin,Siyaasiyiin, dhalin yaro iyo dhamaan qeybha bulshada kuwaasoo soobuux dhaafiyay halkii uu ka dhacay Aaska Sheekhaasi.

”
“

- Garooy gara daa, adna giirooy ka gu’waynide gardarada daa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

dayay, deysay; deyn

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan