U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adna

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ASubg AD4 xar
1

Magacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'na 2'.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dr’s, Adna, 1969, waxay ahayd xaaska Ra’iisal Wasaarihii la inqilaabay ee Soomaaliya, Mr.

”
β€œ

S: Waxa jira dhibaato dhextaal laba reer oo ka mid ah Deegaanka Boorama, taas oo sida la sheegay adna aad ka mid ahayd guddidii ku kala dhex jirtay, markaa miyaad ka baxdeen dhexdhexaadinta, mise waa lagaa saaray?

”
β€œ

Xaq waxaan u leeyahay inaan ninkan sheego, adna xaq waxaad u leedahay inaad shaacisid, isaguse xaq uma laha inuu ku shakaalo, oo aad shib tidhaahdid.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

A Β· AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adna - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan