U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dariishad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf DSubg DA9 xar
1

Mid ka mid ah daloollada loo yeelo aqallada iwm oo ay iftiinka iyo naacawdu ka soo galaan; khalfad.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Maxamed Cusmaan Mursal oo goor hore oo lagu soo eedeeyay burcadnimo ayaa geeridiisa waxay timid kadib markii uu u adkeysan waayay Kuleel fara badan iyo qolka uu ku xirnaa oo aan lahayn dariishad ama meel uu ka helo hawada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dariishad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan