U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dayrin

Magac Fal
Xaraf DSubg DA6 xar
1

.dh dayri.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ferdinand ugu sheegay Venables inaanu u dayrin Manchester United, maamulaha Sir Alex Ferguson ayaa isagu caddeeyay inuu heshiis la gaadhay oo ay is afgarteen xiddiga difaaca England.

”
“

Hadalka badhasaabku waxa uu soo baxay, iyadoo mudooyinkii u dambeeyey aad looga dayrin jirey xaaladda adeeg oo cusbataalka guud ee Boorame.

”
“

Hase yeeshee, maamulka kooxda ayaa u dhabar-adaygay oo aan dayrin ciyaartoygooda, taas oo ay iyaguna hadda uga fadhiyaan abaal-gudkii samirkooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

2

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dayrin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan