U gudub nuxurka bogga
SABAAD

heshiis

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf HSubg HE7 xar
1

Isku raacidda arrin go'aankeed la isku raaco. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ahmadou Ould-Abdallah; wuxuu tusaale u soo qaatay dalka Liberi iyo Yuguslavia iyo dalal kale oo heshiis gaaray, markii heshiiska la gaarayna aysan xabadu joogsan, balse ay goor dambe dhamaadeen colaaduhu.

”
“

Bishii febraayo 1960kii ayaa wafdi uu hoggaaminaayo Alle ha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal u anbaxaxeen dalka Ingiriiska, waxaana heshiis ay la soo galeen dawladdii ingiriiska in Somaliland xirnimo buuxda lasiiyo.

”
“

Afyare wuxuu leeyahay ciidamada shisheeye koox ma ilaaliyaane heshiis ayeey ilaalinayaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

H · HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
heshiis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan