U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sir1

Magac Dheddig
Naxweasraar, m.dh
Xaraf SSubg SI3 xar
1

Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn.

2

Dhagar; khayaamo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhaqdhaqaqa Al-shaabab iyo Isbahaysiga Asmara ayaa waxay labaduba iska fogeyeen dhawaan ku lug lahanshaha dilalka loo geysnayo madaxda Hay'adaha gargarka, iyadoo mas'uulkaan uu shaaca ka qaaday sir qarsoonayd.

”
“

Wararka) - Dawladda Iiraan ayaa Sucuudiga si sir ah ugu gudbisay 16 xubnood oo ka tirsan ururka Al-Qaacida, kuwaas oo u baxsaday dalka Iiraan, kana tegay Afqaanistaan markii uu dagaalku ka qarxay.

”
“

Warbixintan oo ay BBC-du sii daysay dabayaaqadii bishii May, ayaa lagu saleeyey wareysi ay BBC-du la yeelatay qof aan isa sheegin oo ka tirsan Wareysigaasi waxaa uu qofku ku sheegay in dowladdu ay wax ku dartay xog sir ah inta ayna dadka u sheegin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

asraar, m.dh

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan