U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaameel

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

.u Abqo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degaanka dhawrta dhirtiisa iyo daaqiisa, waxaa dhacda in ay abaalka ka helaan xilliyada uu jiilalku dheeraado oo ay xaab iyo dhaameel uga helaan xoolahooda ay ku nool yihiin.

”
“

Dhinaca kalena dhaameel iyo dhir ayay u noqonaysaa degaanka.

”
“

Sidoo kale golaha oo iskii isugu kordhiyay, waxa lagu xamanayay in ay soo foodsaartay dhaameel yaraan laxaadle iyo sheekooyin naxdinle oo ay maqleen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaameel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan