U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaab1

Magac Lab
Naxweoogada nafleyda
Xaraf XSubg XA4 xar
1

Caleemaha dhirta oo inta engega geedka hoostiisa ku soo daata.

3

Wax walba intooda xun.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degaanka dhawrta dhirtiisa iyo daaqiisa, waxaa dhacda in ay abaalka ka helaan xilliyada uu jiilalku dheeraado oo ay xaab iyo dhaameel uga helaan xoolahooda ay ku nool yihiin.

”
“

Dhegaystayaashayadow, waxaynu soo gaadhnay amintii aanu idiin soo gudbin jirnay wixii war ee raadyowgu soo xaab-xaabay, waana kan warkii oo inoo waramayo weriye coofle.

”
“

Marka la eego xaalufka arlada ka jira waa marka ay Soomaalidu tidhaahdo “Wadaanta Qoyani dhulka xaab kama qaaddo.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

oogada nafleyda

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan