U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhafan1

Fal Magu (1)
Naxwe-fmay, -fantay; -fmi
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Wax la dhafay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadkaas isku dhafan ee haddana is wada diidan mid walba dantiisa gaar ayuu ka eeganayaa oo uu ka doonayaa Dawlada Federaalka ee Midnimo Qaran ‘DFMQ’.

”
“

Wuxuu lahaa hibooyin isku dhafan.

”
“

Afhayeenka Puntland ayaa sheegay in dhankooda safka hore ee ciidamada sahanka ay wax soo gaareen inkasta uusan Carabka ku dhafan tirada ka dhaawacantay ciidamada dowlada Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-fmay, -fantay; -fmi

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhafan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan