U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhebi1

Magac Lab
Naxwedhebi, m.dh
Xaraf DHSubg DHE5 xar
1

Geed leh laamo toostoosan, caleemo balballaaran laga goosto udbaha, dhigaha iwm oo ka baxa qararka dooxyada. dheefsasho-saleed

Tusaale Dheeraad ah1

“

Hadalkana nin yidhi waa dhigaa siidheh baa dilay Inaan dhaabbadeeyaan rabaa dhawr kal dabadeed Dhaxalkeeda nimankii lahaa way dhebaan-dhebi Iyagaa dharaaraba intaan dhaafay sii odhan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

dhebi, m.dh

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhebi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan