U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhextaal

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.l
Xaraf DHSubg DHE8 xar
1

Tix yar, soo noqnoqota oo maansada qaybo u kala qaybisa.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxa kale oo lagu soo bandhigay bandhig-faneed iyo suugaan xuska maalintan iyo taariikhda SNM ka hadlaya oo dhextaal looga dhigay munaasibadaas.

”
β€œ

Intaa ka dibna waxa, gudoomiyayaasha labada dhinac ee ay Utuntu dhextaal, kuwaas oo madashii ka ballan-qaaday inay diyaar u yihiin wada xaajoodka, isla markaana ay qaadan doonaan go’aamada ay guddiyada dhexdhexaadintu ka soo saaraan arinta.

”
β€œ

Dalka Jamaica waxa uu ka koobanyahay jasiirad wayn oo ku dhextaal bada Caribbean-ka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

DH Β· DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhextaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan