U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jasiirad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.lJooloji
Xaraf JSubg JA8 xar
1

Gabal dhul ah oo ay ku wareegsanyihiin biyo, gabalkaasi dhulka ah wuxuu ku dhexyaal badweyn, bad, haro, ama webi.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Degmadaan waxaa degan dad lagu qiyaaso 5000 oo qof.waxeyna ku taalaa jasiirad dhuleedka gobolka bari.

”
β€œ

Menelik iyo Xeyla Salaase ba waxay oran jireen: Ethiopia waa Jasiirad Christian ah oo ay ku wareegsan yihiin cadow Muslim ah.

”
β€œ

Jasiiradaan waxaa mararka qaar ladhahaa jamhuuriyadda shiinaha, waa jasiirad aad u quruxbadan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Cilmiga

Jooloji (jool.)

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jasiirad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan