U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diirnax1

Magac Lab
Xaraf DSubg DI7 xar
1

Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waa shucuur iyo qiiro aad u qabto dalkaaga iyo deegaankaaga; waa damqasho iyo diirnax aad u hayso dadkaaga iyo duunyadiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diirnax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD