U gudub nuxurka bogga
SABAAD

damqasho

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA8 xar
La Mid AhdanqashoMagac Fal
1

.dh danqo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Miyaan la dhihi karin daacad-darrada iyo dammanaanta shacabka ayaaba sababtay in ay hoggaanka ku suuxaan rag damiirkii ka lumay oo aan innaba damqasho lahayn?

”
“

Waxaa habboon in ay dib u xisaabtamaan, oo haddii ay diin, damiir iyo damqasho yar leeyihiin ay qiimeeyaan duruufaha ku xeeran danyarta ay dusheeda ku dirirayaan, dhiiggeeda daadanaya ay deeqda iyo darajada ka raadinayaan.

”
“

Waxay aheeyeen muuqaallo argagax leh oo damqasho ugu filan ruuxii dareen naxa leh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
damqasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD