U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hayso

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf HSubg HA5 xar
1

(f.g) Wax ku dhegid.

2

(f.g) Wax gacan ku hayn.

3

(f.mg) U h.: wax, wax u malayn. "Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay". 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho.

5

(f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid.

6

(f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho.

7

(f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhaqaalaha ku baxaya hoteelada waaweyn eee dibadaha laga kireynayo sow ma ahayn in loo weeciyo dadka abaartu ay hayso.

”
“

Ciidamada AMISOM ayaa sugayay amaanka guud ee garoonka, iyadoo gaadiid dagaal oo ay leeyihiin Maxkamadaha Islaamka lagu arkay markii ugu horeysa maanta garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ay gacanta ku hayso DF.

”
“

Axmed Xasan Maalin oo isaguna saxaafada la hadlay ayaa sheegay in howlgalkan uu socon doono inta laga xaqiijinayo amaanka deegaanada ay DF gacanta ku hayso oo ay ka dhaceen falal amaan xumada ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hayso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan