Tusaale Dheeraad ah3
β
Bisha Rabadaan ee barakaysan waxay ahayd inay raxmad quluubta muslimiinta geliso ee ma ahayn in loo adeegsado sidii wax loo yeeli lahaa dadka liita ee la xawla walaa quwatada ah ee aan quutal daruuri helin Rabadaan iyo bil kale toona.
ββ
Waxan marxuumka EEBBE uga baryayaa raxmad iyo dembi dhaaf - Bil wanaagsan buu geeriyooday e ilaahay jannat al fardws hoy ha ka siiyo.
ββ
Raxmad Alle ayaa Koonfur badankeeda maansheysay, fooreheedii iyo saxansadeediibana uduggeeda ayaa dhulka Soomaalidu degto oo dhan wada gaadhey.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
R Β· RA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
