Tusaale Dheeraad ah3
β
Wargeys lagu magacaabo Sovfrakht oo ka faalooda dhacdooyinka badaha; kana baxa Moscow ayaa saakay qoray in Markab xamuul oo ay leedahay shirkadda Maraakiibta ee dalka Ruushka ee Novoship lagu weeraray xeebaha Jasiirada Sokotra ee ku taala badda cas.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
