U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhagax

Magac Lab
Naxwe-xyo/-gxaan, m.dh
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Adke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga helo oo wax lagu dhisto. dhagax-aboodi m.l Dhagax gaar ah oo la aaminsanyahay inuu daawo leeyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhismaha Deked Cusub oo la dhagax dhigay Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug.

”
“

Madaafiic habow ah ayaa ku dhacayey qeybo ka mid ah xaafadaha Laba Dhagax, agagaarka warshadda taraqa iyo sigaarka, Gubta iyo xaafado kale, kuwaasi oo geystay dhimasho iyo dhaawac.

”
“

Kalluunkii wuu fargaday ilaa uu badda galay, Ilaahayna wuxuu ka joojiyay qulqulkii biyaha, ilaa laga moodo in raadkiisu dhagax ku yaal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-xyo/-gxaan, m.dh

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhagax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan