U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dumar

Magac Lab
Xaraf DSubg DU5 xar
1

.u Dadka intiisa dheddig.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“ Dastuurkan waxaa iska leh Shacabka Soomaaliyeed, sida rag, dumar, caruur iyo waayeelba.

”
“

Dagaalladii sokeeye ee Soomaalidii hore arrimaha inta badan sababi jiray ayaa waxaa ka mid ahaa: biyo-ku-dirirka, xoolo-ku-dirika ( siiba geela), daaq-ku-dirika, magac- ku- dirirka iyo dumar-ku-dirika.

”
“

Dhawacyada dumar oo deeq la garsiiyey Deeqo lacageed ayaa maanta la gaarsiiyay haweenkii dhawaan ku dhaawacmay qarax ka dhacay wadada Maka Al-Mukaramah, waxaan deeqdan qaarkeed bixisay Marwada Madaxweynaha Somalia Marwo Xaawo Cabdi Samatar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dumar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan