U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarax1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Shanqar xoog leh oo ka dhalata walxaha marka ay kulayl dareemaan ama wax kale saameeyaan.

2

Q. ah: cunto aan iidaan lahayn.

3

Q. ah: dhul oomane ah oo aan biyo lahayn.

4

Q. ah: hadal aan murti ku dheehnayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay inay walxo qaraxa ku qabteen xerada Dhadhaab ee dalka Kenya gallinkii dambe ee shalay, kaddib markii uu qarax aan waxyeello geysan ka dhacay xeradaas.

”
“

Cabdullaahi Axmed Afrax iyo Xildhibaan Cabdullaahi Geeddi Shadoor oo wada socda ayaa shalay ka badbaaday qarax miino iyadoo mid ka mid ah ilaaladooda uu qaraxaasi ku geeriyooday halka shan ka tirsan booliskii ilaladana ay ku dhaawacmeen.

”
“

Af-hayeenka Al-shabaab iyo Afhayeenka Midowga Afrika oo siyaabo kala duwan uga hadlay qarax is maadaamin ah oo Maanta lagu qaaday Fariisinka Ciidamada Burindi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan