U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duni

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DU4 xar
1

Koon; adduun. dunida saddexaad m.dh Waaddamada Aasiya, Afrika, iyo Laatiin Ameerika ayaa laysku yiraahdaa waddamada d. s., waa waddamo aalaaba sabool ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaad moodaysa in dadkaas aynaan isku duni ku wada noolayn.

”
“

Waa duni damac uu kormaray sharaftii diineede!

”
“

Horaantii qarnigii 17aad waxay heleen in meereyaasha Cirjeex iyo Raage yihiin duni ka wayn dhulka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duni - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan