U gudub nuxurka bogga
SABAAD

damac1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA5 xar
2

Rabitaan. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay caan ku noqdeen musuqmaasuqa dhulka oo dhaxalsiisay in shaqada laga tago, isaga oo damac ka galay goob qof kasta oo muwaadin ahi indhaha ka qarsan karin.

”
“

Waxaanu la soconaa in ay caqabado jiraan, kuwaasoo ay ku jiraan in qaybo ka mid ah hay'adaha federalka ku meelgaarka ah aysan lahayn damac siyasadeed oo qorshahaas ay ku fuliyaan.

”
“

Dad wada cajab oo waxaa la yiri, naago door ma lehe Shalay waxay ka dalangaynayeen, danaf cayaareede Durbaan bay layeen tumanayeen, damac la’aaneede Inaan dumar kalgacalkiis wax gelin, diirka ka caddayde.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
damac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan