U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saddexaad

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA9 xar
1

.t.j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma saddexda. saddexan1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Alle ha u naxariistee marxuumkaasi waa ninkii saddexaad ee geeriyooday, isaga oo haya jagada taliyaha ciidanka Asluubta Somaliland.

”
“

Duruufahaas ayaa QM ku khasbay in cabbirka ammaanka ee Puntland laga dhigo tirsiga afaraad, marka la eego halbeegga QM, iyadoo hoos looga soo dhigay tirisiga saddexaad.

”
“

Dalka Jabuuti ayaa waxaa markii saddexaad loo doortay inuu hoggaamiyo Geelle kaddib doorasho dhacday bishii April ee sannadkan, isagoo kaga guuleysatay 81% codadkii la tiriyay ninkii ay tartamayeen Maxamed Warsame Raage oo isaguna helay 19%.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saddexaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan